Skip to main content

Posts

Showing posts from 2024
  Source: Wardheernews Quluub wada jirtaa qaran dhista October 1, 2024 W/Q Xasan Yuusuf  Waal Beyd ku jira Gabayga Xumaanta Qabyaaladda ee uu tiriyay AUN Cabdullaahi Suldaan ‘Timacadde’ ayaa oranaya “Qof qalbi la’ quraan kii u akhriyey qaaf dheh ku harraadye”. Waxaa xaalad halis ah ku sugan oo  qarka u saaran ba’ iyo baabba’ sowraca qaranimo iyo jiritaanka ummadda Soomaaliyeed. Nasiibdarro, wacyiga maanta jira awgiis, laguma baraarugsana ilwaad xumadaa iffaysa! Haddaba  si loo badbaado, waxaan la huri karin in la joogteeyo wax-is-dhacsiinta iyo wacyi-galinta bulshada! Dal waxaa dibudhiga dawlad xumo iyo diktatoornimo, waxaa dumiya dirir sokeeye iyo duulaan shisheeye, waxaa degganaansho u diida adoonsi dadban (faqri, faragalin shisheeye, fowdo, iwm), iyo dadkiisoo is diidan ,waxaa dibudhisa hogaamiye himilo durugsan leh iyo dadkiisoo isku duuban. Haddaba, marka aad tilmaamahan la xiriiriso darxummada iyo dayaca ay dadkeenu la il’daran yihiin iyo haddimada dalkeena lag...

AFKA HOOYO IYO DR AXMED YUSUF SOO SAARE XASAN YUSUF-WAAL

 

How ready is Somalia for EAC membership?

Somalia, with its current challenges, stands to lose more than gain from joining the East African Community (EAC). The move seems driven by the elite, risking further political polarization in the nation Source: Daily Sabah By Hassan Yuusuf Waal After two previous failed attempts in 2012 and 2019, Somalia finally became a member of the East African Community (EAC) on Nov. 24, bringing the number of member states to eight. It joins Kenya, Tanzania, Uganda, Rwanda, South Sudan, Burundi and the Democratic Republic of Congo. Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud called it a "beacon of hope" for Somalia, but it sparked fury and public debate among Somali people.   Despite all the criticism thrown at Africa’s integration efforts, the EAC is widely regarded as a successful regional bloc. EAC launched a Custom Union (A free-trade zone with common tariffs) in 2005. It also achieved the milestone of establishing a Common Market (free movement of resources) in 2010. EAC is makin...