Skip to main content

Posts

Murunka bada: Xasan Yuusuf Waal

 

Xaalada Baladxaawo

 

Kenya Somalia relations

 9

Geopolitical risks:Kenya and Somalia at impasse over miraa trade

  Hoos riix si aad maqaalka u aqrisato.. https://www.hiiraan.com/op4/2020/Oct/180292/geopolitical_risks_kenya_somalia_at_impasse_over_miraa_trade.aspx

Gorfeyn Gaaban: Gedo iyo Goodax maxaa loogu dawgalay! W/Q Xasan Yusuf Waal

Natiijadii imtixaanka shahaadiga fasalka 12aad ee sanad dugsiyeedka 2019/2020 waxa ay dhalisay buuq si balaaran u baahay ka dib markii in ka badan 8 kun oo araday ay ku dhaceen imtixaankii. Waa wax laga xumaado in tirro intaa la’eg oo arday ah ay gudbi-waayaan imtixaanka. Haddaba yaa mas’uuliyada fashilkaan dusha laga saaraa? Iyada oo ay mas’uuliyada fashilkaan ay wada leeyihiin dhamaan: Wasaarad, waalid, wax-bare…iwm, haddana waxa ay tahay in il gaara lagu eego kuwa   ka faa’iida fowdada, haddana diidan in toos toosin(reform) lagu sameeyo waxbarashada macaashka miiran ee aan kormeerka lahayn(unregulated) ee dalkeena. U fiirso, kuwa ka cabanaya sidda imtixaanka loo-maareeyay ee ugu qaylada dheer waa kuwa ka taajiray lugooyada carruur badan oo aakhirkii u barreeray khatarta saxaraha, Magafe iyo badweynta Hindiya. Dhanka kale, waxaa iyana doodi ka timid ,halkii loo hambalyeen-lahaa, sababta dugsiyada gobolka Gedo ay u galeen afarta kaalimood ee ugu sareesa sanad dugsiyeedka 201...

Gorfeyn Gaaban: Shanta qodob ee kor u qaaday khudbadii Farmaajo W/Q Xasan Yuusuf Waal

1.    In doorasho qof iyo cod ah ay dhacayso xilligii loo asteeyayna ku dhacayso Madaxweynuhu wuxuu yiri dawladaan waa DAWLAD SHACAB maxaa yeelay waxaan awoodii dib ugu soo celinay shacabka 50 sano kadib si ay u doortaan xisbiga iyo dawlada ay doonayaan. Haddalkaan wuxuu kor u laalay tuhunkii ahaa in uusan rabin in doorasho dhacdo xilligii loo mudaysnaa. Wuxuu faray Golayaasha iyo Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka in ay dardar-galiyaan qabsoomida doorashada. Wuxuu ka codsaday beesha caalamka in Soomaaliya laga caawiyo siddii ay u dhici lahayd doorasho cid kastaa ku kalsoon tahay. FG. Dawlad Shacab waa haddal-hays kale. Waa kalmad laga soo fekeray sidda Nabad iyo Nolol, Siyaasiyiinta Xanaaqsan iwm. Waxaa kaloo weheliya wuu “ dhamaaday xilligii kuraasta dhiiga lagu raadin jiray ”. 2.    In gorgortan aysan ka galayn qaranimada iyo middnimada soomaaliyeed Haddalkaani wuxuu madaxweynaha soo qaaday mar uu ka hadlayay siyaasada dibeda. Waa hadda...

Game changer: Will Turkey unlock potential oil bonanza for Somalia? By Hassan Yuusuf Waal

Hoos riix si aad maqaalka u aqrisato https://www.dailysabah.com/opinion/op-ed/game-changer-will-turkey-unlock-potential-oil-bonanza-for-somalia